Madaxweyne Cusub oo loo doortay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Golaha dhexe ee xisbiga dimuquraadiga shacabka Soomaalida Itoobiya ayaa doortay Madaxweyne cusub oo KMG ah uu yeelanayo dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee xarunteedu tahay magaalada Jigjiga. Kulan ay yeesheen Xisbiga Soomaalida Itoobiya ayaa Madaxweyne u doortay Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) , waxaa sidoo kale Cagjar loo doortay in uu noqdo kuxigeenka Gudoomiyaha xisbiga dimuquraadiga shacabka … Continue reading Madaxweyne Cusub oo loo doortay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya